waxay ahayd gabadh qurxon oo Ku noolayd nolosheeda caadiga ah.
Waxa ay go'ansatay Inay samayso tijabo aan horteed LA samayn, way fikirtay ugu danabayn waxa ay kentay fikrad cajiib ah waxay go'ansatay inay nafteda ku ilaliso kamaradaha CC camerada lo yaqano iyado dhaman qolalkeda Ku rikibtay Waxase layab ahayd inay azxbteda LA wadagto oo daawadan isla markana qiimeyan ficillada aasaasiga u ah maalin nololedkeda is la mar kaana xukuman.
Dhab ahan aya ay ugu dhaqaqday inay fuliso fikirkeedii.
Ugu danbayn waxa ay Ku rikibtay in dhaman qololka gurigeda cc camera ku xidho.
Hadaba maalintii ugu horaysay ee tijabadan waxay tidhi gabadhani:
•waxan dareemay shay qariib ah o igu cusub ,oo harerahayga layga shanqadho...Yaap.
Kamaradahan I dubaya waxay IGA dhigen inan warwar iyo daganansho la'aan an dareemo wuu is biirsaday cabsi saaida aya I gashay Ila an daremo in dhaman ficiladaydu xisabsan yihiin maadama lay muraqabaynayo, .
Waxa so dhacay telephonkaygii waxay ahayd mid ka mida saxibadahay oo an saacado badan ka wada hadli jirnay khadka telephonka, lakiin markan waan Ku dhici waayay inan waqtisiiyo hadaladeda si degdeg ahna wan Ku damiyay.
Waqtigu wuu is guray xaalkuna wu igu sii siyadaya markasra on dono inan wax sameyo wan ka jogsanayay ano is leh waa lagu daawan ka dibna waa lagugu shekaysan,cunto xata kuma dhicin inan helo iqtiyar an Ku kala dorto sobobto ah wa lay arkaya.
Habenimo waqti danbe aya gadhay ,ugu danbayn wan waysaystay si an u tukado markii ugu horaysay sanado badan ka dib, waan tukaday laba ragcadood ilaahayna(sxw) wan baryay ,
ALX woxoga ka dib waxa an dareemay qabaw iyo xasilooni qalbigayga nasisay ,waxa IGA dhacay culayskii iyo Warwarkii igu lamaanaa .
Balse waxan ka qomameyay Sidan ilahay uga fogaa ay IGA mashqulisay mashqulka adunka, sida qalbigaygu uga cabsoday shay matala indho bila aadam en qafil uga ahaa cabsida alle (sxw).
Inta wixii ka danbeyay waxan bilabay inan Ku nolado cabsi la'aanta ilahay qayrkii
(Maxad uga cabson dadka arkaya waxan samaynayso
Kaliya ilahay ka cabsoo)
No comments:
Post a Comment