- Ma ogtahy inaad tahay boqorka noloshaada?
- ma aqoonsan tahay inaad adigu tahay madaxa ugu sareeya ee ilaaahay sokadii noloshaada oo dhan ay ka amar qaadato?
- mase dareensan tahay awooda aad u leedahay inaad noloshaada ugu nolato sida aad adigu rabto?
- ma hubtaa in xigmada ka danbaysa jiritaankaagu ay tahay inaad maamuli karto dhamaan dhaqdhaqyada kugu xeeran?
Waxa aan suaalahan ugu soo horaysiiyay ayaa waxa ay tahay inaad si daacad
ah uga jawaabto isla markaana aad qiimaso naftaada iyo heerka is
aqoonsi ee ay leedahay
dabadeedna aan ku dareensiiyo jawaabaha ku haboon iyo xaqiiqooyinka
dhabta ah ee su,alahan khuseya,inta ka dibna aan kuu sheego ficilo si
buuxda kaaga caawinaya xaqiijinta inaad tahay boqorka noloshaada.
marka aad noqoto shaqsi qiimeeya dhamaan fikradaha kala duwan ee dadka
isla markaana tixgalin waayn aan siinin go,ankiisa ee aad u nolato rali
galinta dadka kale ADIGU KUMA TAHAY?
marka loo eego sifada boqornimo uma baahnid inaad cid raali galiso ama
talo dadkale aad ku nolato sobobto ah nolosha adi aya ku nol ee iyadu
kuguma noola adi ayaa ay muhiim tahay in ay kaa amar qaadato isla
markaana ay noqoto sida aad jeceshahay, samaynta waxad jeceshahay inad
samayso ahaan shaha cidad rabto inad ahato iyo dhamaan nolanshaha farxada aad rabto inad ku nolato
adigo samaynayo ficilo dhawra
- cibaadada ood ka adkaato
- kalsooni buuxda
- hammi sare
- ficil joogto ah
- aqoon korodhsi iwm sida hubsimada jimicsiga khibrad
inta kadib waxa aad awood buuxda u yeelan doontaa inaad si dhaba u ahaato boqorka noloshaada
hada ku dadaal sidaad u hori marin lahayd nafsadaada
No comments:
Post a Comment