Saturday, January 5, 2019

Qaybaha computer ka

Computer waxa u ka kooban yahy (4) qaybood oo Muhiima:-
  • Input unit
  • Output unit
  • System unit
  • Storage devices
Input Device:
Waxaa loo isticmaalaa in xogta gudaha computerka loo galiyo, TUSAALE . ( keyboard,scanner,flash,CD,digital camera, and microphone )
Output Device:
Waxaa loo isticmaala in xogta computerka gudiihisa ku jirta banaanka looga soo saaro TUSAALE. ( monitor,printer, and speakers )
System unit:
Waa wadnaha computerka waxaana lagu magacaaba CPU (  central processing unit
Storage devices :
Waxaa loo isticmaalaa kaydinta xogta computerka si loogu kaydiyo wax walbo xog ah.

Qalabka Computer ka:
Qaybaha computer uu ka kooban yahay waxaa ka mid ah waxayalaha hoos ku xusan sida :
  • Monitor
  • Cpu ( central processing unit )
  • Mouse
  • Keyboard
  • Speakers
  • Printer
  • Microphone
  • E.t.c

prepared by:khadar cali cabdi

No comments:

Post a Comment